May 21, 2013
Latest Headlines:   _

Ra'yiga Dadweynaha

20/05/2013 - 19:09:39

20/05/2013 - 18:55:55

20/05/2013 - 18:54:21

19/05/2013 - 23:14:10

19/05/2013 - 23:11:28

19/05/2013 - 11:32:10

19/05/2013 - 11:11:34

19/05/2013 - 10:56:32

18/05/2013 - 18:41:13

18/05/2013 - 18:36:48

17/05/2013 - 17:47:17

17/05/2013 - 17:46:52

17/05/2013 - 17:10:54

16/05/2013 - 08:29:36

16/05/2013 - 08:25:07

16/05/2013 - 08:17:53

16/05/2013 - 07:52:53

15/05/2013 - 18:17:58

15/05/2013 - 18:10:49

13/05/2013 - 16:47:53

13/05/2013 - 16:45:48

13/05/2013 - 16:43:30

13/05/2013 - 15:49:02

12/05/2013 - 20:29:13

12/05/2013 - 18:51:55

Keydka Ra'yiga Dadweynaha

Wararkii ugu danbeeyay

Burco(BTLLE):Halkan ka daawo munaasibadii 18 May iyo sidii ay uga dhacday magaalada Burco.

Tuesday May 21, 2013 - 06:54:48

Jeddeh(BTLLE):18 May Sida Lagu Dabaal Degay Magalada Jeddah Ee Dalka Sucuudiga

Tuesday May 21, 2013 - 06:45:22

Norwey(BTLLE):Ciyaar kubada cagta ah oo loogu tala galay 18ka May 2013 sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay gooni isutaaga Somaliland ayaa shalay lagu qabtay garoonka weeyn ee yordalen ee magaalada Oslo Gaar ahaan Xaafadda Galgbrg oo aan sidaa uga fogeeyn badhtamaha magaalada Oslo.

Tuesday May 21, 2013 - 06:38:51

Ugu horreyn waxaa mahadoo dhan iska leh Ilaahay (SWT). Marka xigtana waxaan u mahad-celinayaa bulshadayada qiimaha badan ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ku kala sugan, ee ka damqatay dhibaatada nagu dhacday ee haatanna lanoogu biiriyey dibin-daabyooyin lagu rabo sidii loo fakadsiin lahaa Gacan-ku-dhiiglihii Aabahayo dilay.

Tuesday May 21, 2013 - 00:06:01

Sheekh(Batalaalenews.com) maamulka school mudo sadex sano ah ka dib lagu wareejinayo urur goboleedka IGAD Iyo Maadooyin lagu kordhiayay school oo hore u maamuli jirtay Terra Nuova

Monday May 20, 2013 - 23:57:13

Hargeysa(BTLLE)Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Md, C/raxmaan Maxamed C/laahi, oo maanta Warbaahinta kula hadlaya Xarunta Golaha Wakiilad ayaa Shacbi weynaha Somaliland uga mahad celiyay Sidii Wadanayada lahayd ee ay uga qayb qaateen Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May ee ay u muujiyeen dareenkooda dhabta ah ee Gooni isutaaga Somaliland.

Monday May 20, 2013 - 19:47:54

Hargeysa(BTLLE)Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Mudanayaasha waxa loo qaybiyey Wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerka Qareenada ee Xeer Lambar,30/2004.

Monday May 20, 2013 - 19:40:58

London(BTLLE)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dabaal dega xuska 18-ka May ee 22-guurada ka soo wareegtay gooni isku taaga Somaliland kala qayb galay boqolaal ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee ku nool magaalada London ee caasimada dalka Britain.

Monday May 20, 2013 - 18:55:35

Hargeysa (BTLLE)Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii qiimihiisu hooseeyey ee Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ku yasay shalay madaxbannaanida Somalialnd ee uu ku tilmaamay caadifad waqtigeedii laga soo gudbay.

Monday May 20, 2013 - 18:35:30

Addis Ababa(BTLLE)Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalgne ayaa sheegay in dawladda Somaliland uu ka dhexeeyo iskaashi dhinaca nabadgelyada ah, isla markaana labada dal ay ka wada shaqaynayaan sidii ganacsiga labada dhinac loo balaadhin lahaa.

Monday May 20, 2013 - 18:27:25

Hargeysa(BTLLE)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa si mugleh u bogaadiyay dhammaan warbaahintii ka qayb qaadatay baahinta munasibadihii 18-May.

Monday May 20, 2013 - 08:21:03

Hargeysa(BTLLE)Mujaahid Xasan Ciise oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka xogwaramay sababtii ay Somaliland dib ula noqotay Xoriyadoodii iyo Madaxbanaanideedii, waxa uu sheegay in Shirkii Burco ku casuumeen Garaadadii iyo wax Garadkii Cidhifyada Somaliland,

Monday May 20, 2013 - 08:09:55

Oslo(BTLLE)Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo munaasibadda xuska 22-guurada ka soo wareegtay madax banaanida Somaliland kala qeyb galay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka Norway,

Monday May 20, 2013 - 08:00:27

Monday May 20, 2013 - 06:13:32

Muqdisho(BTLLE):C/laahi Sheekh Xasan oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

Monday May 20, 2013 - 05:42:04

Washington,D.C(BTLLE):Hanjabaadii ugu horaysay ee Somaliland uga timaada dalka Somalia madaxweyne Jamhuuriyada ee arimaha Kismayo iyo Somaliland

Monday May 20, 2013 - 05:18:15

Gabayga caanka ah ee uu tiriyay abwaan "TIMACADDE" habeenkii calanka soomaaliyeed la saaray

Monday May 20, 2013 - 01:47:25

MINNESOTA(BTLLE)Dalka Mareykanku waxaa uu ka mid yahay meelaha ay Soomaalidu magangashay markii gudaha dalkooda ay dhibaatada colaadeed ka dilaacday, qarankiina burburay, waxaana ay ku kala nool yihiin gobolada kala duwan, gaar ahaan Minnesota oo lagu tilmaamo in ay tahay halka ay Soomaalida ugu badan isku soo urursadeen.

Sunday May 19, 2013 - 23:23:27

Af-hayeenka Salaaddiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka warramay aqoonta ay qoys ahaan iyo qof ahaan isu

Sunday May 19, 2013 - 23:16:18

Hargeysa(BTLLE):Xuska Munaasibadda 23 Guuradda 18 MAY Ayaa Saaka si wayn looga Xusay Xarunta Degmadda Axmed dhagax ee Magaaladda Hargeysa,

Sunday May 19, 2013 - 23:08:26

Arrimaha Bulshada

21/05/2013 - 05:33:00

20/05/2013 - 19:45:23

20/05/2013 - 19:04:02

20/05/2013 - 06:35:49

20/05/2013 - 06:08:06

20/05/2013 - 01:27:27

18/05/2013 - 18:05:05

17/05/2013 - 18:41:34

17/05/2013 - 18:35:19

13/05/2013 - 16:54:55

12/05/2013 - 21:10:48

12/05/2013 - 18:22:33

12/05/2013 - 07:23:45

12/05/2013 - 03:08:21

12/05/2013 - 02:28:05

09/05/2013 - 23:08:02

09/05/2013 - 22:18:01

09/05/2013 - 19:34:54

09/05/2013 - 16:13:24

08/05/2013 - 21:04:30

08/05/2013 - 20:12:10

08/05/2013 - 04:48:25

07/05/2013 - 21:34:44

07/05/2013 - 18:53:23

07/05/2013 - 18:47:25

Keydka Arrimaha Bulshada